Monday 1 August 2016

SHACNIY = QUEEN OF BEE!




Sheekooy Sheeko Story O'Story
Shacniy Baa Hadalshay Queen Spoke Out
Shinnidii Shirisay She Gathered The Bee
Shacniy Waa Bogqorad Shacniy Is The Queen
Shinniyeey I Maqalshay O' Bee! You Heard Me
Unbaxyo Shucub Dilaacay New Flowers Blossomed
Ayaa La Ii Sheegay I Have Been Told So
Shinniyeey I Maqalshay O' Bee! You Heard Me
Shanqo Way Badan Tahay There Is Plenty Of Work
Shanraf Na Way Mudan Tahay That Desreves Honour
Shinnidii Baa Guuxday The Bee Roared
Shirib Shirib Ciyaartay They Danced And Danced
Shanniba Gees Duulshay Each Five Flew A Side
Shanfaraarley Arkeen They Saw Five Petal Flower
Shan Baa Ku Dul Degtay A Five Landed On It
Milan Bay Ka Shubteen They Sucked A Nectar
Shantii Way Laabteen They Five Went Back
Mallab Bay Shiileen They Prepared Honey
Shacniy Bay U Geeyeen They Presented To Shacniy
Shacniy Waa Bogqorad!!! Shacniy Is The Queen!

2 comments:

Seid Abdi said...

SH*SH*B

Seid Abdi said...

Waxaa Tharjumatay Inanad yar!!!!