SULTDAAN CIGAAL SHINDDAADD INA-SHEEXKH TTAAHIR:
MAXAA AAD KA OGTAHAY:
This blog is dedicated to world children,and to Somali children in particular. You will find literary short stories,for your child, in Somali and in English, they can be translated to any wanted language, if required. Poets are invited to publish their literary works for the children here.
SHEEKO SHEEKAR SHEEGAY:
NABIY SULAYMAAN[ Caleeh Salaam] IYO NIBIRIY:
Nabiyunaa Sulaymaan Waxa Uu Ahaa, Nabigiiy Eebbeh Jalla Jalaaluh! Uu Hantiy-ahaan ugu dhiibay , MULKIGA Dhulka. Waxa Uu U Sakhiray Hansideyaalsha [ Malaa'ikah], Jinka Iyo Adeentida Kaleeto Ee Ku Dhaqan Dhulka, Laqadyada Ay Ku Wada Hadlaanna Wuu Kasmeysiiyay. Sida Sudmoon Waxa Nabiy Walba Eebbeh U Soo Fari Jiray Hansideyaalsha Nabiyada Ka Danbayn Doona. Sida AL-QQUR'AANKA Ku Xusan: Lamada Nabiy Ee Iska Dhaxlay Nabinimada Iyo Bogqorninmada Waa Nabiyunaa Daa'uud[ Caleeh Salaam] Iyo Nabiyunaa Sulaymaan [ Caleeh Salaam]. Nabiyunaa Daa'uud Oo Aabbeh U Ahaa Nabiyunaa Sulaymaan: Waxa Uu Eebbeh Halabsiiyay Haal[= KURSIY] Amse Talis[ = CARSHIY] Bogqortooyo. Maalin Wuu Cibaadaysan Jiray Maalin Dacwadaha Dadka Uu Taliyo Ayuu U Garnaqi Jiray Dhaqan Ahaan, Amse U Garsoori Jiray Rasmiy-Ahaan. Waxa Uu Lahaa Bartukad Loo Yaqqiin MIXRAAB: Haddaba Maalinta Uu Cibaadaysanayo Looma Soo Geli Jirin, Oo Dadka Uu Bogqorka U Ahaa Iyo Shaqaalihiisa Iyo Askartiisuba Way Ogaayeen Oo Ugumay Soo Geli Jirin MIXRAABKA: Waxa Dhacday In Laba Malak Amse Hanside U Soo Galeen Maalintuu Cibaadaysan Jiray, Aad Umuu Yaabin, Markii Hore, Waxa Uu Dhahay "Waa Maxay Aribkiinu?" : Midkood Baa Hadlay Oo Dhahay " Walaalkaygakani! Waxa Uu Leeyahay Sagaaliyosagaashan Laxood , Aniguna Waxaan Leeyahay Hal Lax! Wuxuu I Dhahayaa Iyadana Igu Soo Wareeji"....Nabiyunaa Daa'uud Ayaa Markiiba Markuu Hal Dhinac Ka Dhegaystay Wixii Gartu Ahayd Boobay Wabaabtii Oo Dhahay " Wuu Ku Ttulmayaa Amse Wuu Ku Jululayaa Isagoo 99 Laxood Leh Inuu Halshaada Ku Sii Sed-darsado!" Markiiba Wax Buu Ogaaday! Wuxuu Ogaaday Inaanay Dad Raadif Ahayn Oo Ay Yihiin Malaa'ikah Amse Hansideyaal Eebbeh U Soo Diray,Oo Wax Aribaha Garta Ku Saabsan La Barayo, Oo Wuxuu Daliil Ogaa Inaan Mixraabkiisa[ Bartukadkiisa] La Iska Soo Geli Karin, Wuxuu Kaloo Ogaa! Inaanay Maalintii Garta Uu Naqi Jiray Aanay Ahayn, Wuxuu Ogaaday Inuu Gartii Ku Booday Markiiba Oo Uu Eed Saaray Dhinicii Kaleeto Ee Garta Isaga Oo Aan Ka Dhegaysan Waxa Uu Dood Qabi Lahaa!...Markiiba Wuu Rukuucay Oo Sujuuday, Oo Dhahay CAFISKAAGA EEBBOW!...Taas Dadadkii Ka Danbeeyay Oo Dhan Ayay Qqur'aanka Ugu Xusan Tahay, Inay Ku Cibroqaataan .Inaan Garta Hal Dhinac Uun La Dhegaysanin Ee Labada Dacal Ee Garta Loo Naqayo Marba Mid La Dhegaysto Doodooda Ka Dibna Garta Sidaas Lagu Naqo Oo Ay Soornaantu Saas Tahay..Xaga Garsoorka. Markaleeto Oo Ka Mid Ahayd Maalmuhuu Garta Naqi Jiray, Ayaa Waxaa Agjoogay Wiilkiisa Nabiyunaa Sulaymaan Oo Kuray Ahaa, Aanuu Ka Filaynin Inuuba Garnaqi Karo, Amaba Soori Karo. Waxay Ahayd Gar Ku Saabsan Nin Beeraley Ah, Ee Beertiisii, Nin Kaleeto Oo Xoollaley Ahaa Xoollihiisii Ku Foofeen Oo Fulsheeyeen Amaba Se Ka Daaqeen. Waxa U Soo Dacwooday Ama Se U Soo Garyooday Ninkii Beeraleyda Ahaa, Ee Beeriisii La Fulsheeyay. Nabiy Daa'uud Caleeh Salaam: Way Ku Adkaatay Gartii Uu Labada Dacal Uu Dhegaystay. Ninkii Xoollaleyda Ahaa, Wuxuu Soojoogsaday Wuxuu Laygu Gardhebo Ayaan Ogol Ahay: Eebbeh Sahsan Oo Sareeye: Waxa Uu Gartii Gardhebaadeedii Hadansiiyay Amse Garansiiyay Nabiyunaa Sulaymaan Oo Wiilyar Oo Aabbihii Agjooga Ahaa: Waxa Eebbeh Ka Yeedhsiiyay Nabiyunaa Sulaymaan Oo Sidan U Gardhebay: Amse Xukamay: " Beertu Shimilkiiba Mar Bay Baxdaa, Markaas Ninka Xoollaleyda Ahow! Xoollahaaga Ku Wareeji Ninka Beeraleyda Ah, Sidaas Ha U Manfacsado Shimilkan. Shimilkan Ka Dibkiis Marka Beertu Baxdo, Xoollahaaga Ha Kuu Soo Celiyo"....Nabiy Daa'uud Maalintaasna Wuu Sujuuday Oo Eebbeh Ayuu Ku Mahadiyay Sida Uu Ugu Manaystay Wiil Garyaqaan Ah, Oo Garsoori Kara. Taas Waxay Taniyo Maanta Tahay Murtigareed Amse Xikmad Lagu Garqaato, Haddii Xoollo Ku Foofaan Beer Cid Leedahay In Gartu Saas U Naqnaato Oo U Soornaato.
Geeridii Nabiyunaa Daa'uud Ka Dib Waxa Taliskii Dhulka Halabsaday Oo Xilhayeen Toogahayeen Bogqor Iyo Nabiy Amse Warsiid Ogmahayeen Ka Noqday Nabiyunaa Sulaymaan: Waxa Uu Eebbeh U Kordhiyay Mulkigiiy Kaasoo Malaa'ikah La Shanqaysa La Cibaadaysata Iyo Jin Iyo Aadmi Iyo Adeenti Badan Oo Dhulka Inta Carri Ah, Ku Dhaqnaa U Xilsaarmay Nabiyunaa Sulaymaan. Haddaba Beri Buu Xiiseeyay Inuu Ogaado Badda Waxa Ku Jira. Markaasaa Malak Eebbeh U Soo Faray, Farriin. Inuu Meel Xeeb Ah, Uu Tuulo Cunta Muddo Ku Siman Seddex Bilood. Cuntadii Uu Xeebta Tuulay Ayaa Buur Leekaatay. Ka Dib Waxa Lagu Dhahay Ka Warsug Waxa Ku Dhaca. Wuu Yeelay Oo Eegay. Waxaa Ka Soo Baxay Badweenta Hal Nibiri Oo Leefay Cuntadii Buurta Weyn Leekayd. Wuu Yaabay Oo Sujuuday Sabxaanak Eebbeh!!! Sahaasan Eebbow! Waa Maxay Waxakani? Waxaa Loo Sheegay Inuu Yahay Nibiri...Oo Weliba Ay Badweenta Qaar Badan Ku Jiraan, Oo Weilba Kii Cuntadii Buurta Kaa Cunay Weli-ba Wuu Gaajoonayo Oo Muu Ku Dhergin. Eebbehna Jalla Jalaaluh Uu Dharaar Walba Badda Ku Dhex Sahsiiyo/Arzuqqo Quruuntaas.
Dhulka Inta Carri Ah, Iyo Inta Bad Ah, Waxaa Ween Inta Bad Ah, Unmedda Nabiyunaa Muxamad Ssalaa Allaahu Wa Salam Waxaa Laga Sahsiiyaa [ Arzuqqaa] Badda Iyo Carrigaba. Qqur'aankana Waxa Uu Eebbeh Sahsan Oo Sareeye Uu Nabiyunaa Maxamad Ssalaa Allaahu Caleeh Wa Salam Ugu Tiraabay "WA RIZQQU RABIKA! KHAYRUN WA ABQQAA" = [ Oo Saha Eebbeh Ka Yimaada Ayaa Kaaga Khayr Roon, Oo Kuu Raagsiinmo Roon] ...Taas Micnaheedu Waxa Weeye...Riziqqiiy Nabiyunaa Sulaymaan La Mulkisiiyay Waxaa Ka Badan Kan Eebbeh Jalla Jalaaluh Uu Muxamad Ssalaa Allaahu Caleeh Wa Salam...Uu Mulkisiiyay...Wa Billaahi Tawfiiqq
Tixsiyoow Tixsiyoow!
Talaabo Shinni Qaad!
Talaabo Caarro Qaad!
Cayayaan Miyaa Tahay?
Kolay! Waad Tahay Haa!
Qqur'aan! Ma Ku Taal?
Kolay Waad Ku Taal Haa!
Sirtii Janada Iyo Habar-Xaayeer:
Isagaa Ah Eebbeh God Is He Who Is
Aheebka keliya Ah The Only The Perfect
Illaah Kalena Ma Jiro And There
Has Been No Other God
Jacalkiisaa Ahaa kow His Love
Has Been First
Isagaa Ahaa Kow Though He
Was The First
Gartay In La Aq-oonsado He Ordained
To Be Known
Aluunkan Sal U Yeelay So He Made
Base For This Universe
Xiddigaha Kor U Eeg Look Up The
Stars
Bahcadceed Kale Ka Eeg Looking Up For Another Galaxy
Bahcadceedeenan Hoos Ah Our Solar
System Being Lower
Dayaxa Oo Ka Mida While The
Moon Is Among
Meerayaalsha Kale Eeg Look Up The
Other Planets
Udub La'aantan Raaran This Is
Uplifted Without Pillar
Iyo Dhulkan Sii Hoos Ah And The
Earth Is Such As Below
Amakaag Lehe Eeg Look At
That Wonder! See!
Sahsan Oo Sahsan Eebbeh Exalted!
Exalted! Is God's Name!
Isagu Aheeye Eeg He Made It!
So See!
Dayaxa Ama Qorraxda The Moon Or
The Sun
Ku Aroorsan Dawgooda Rotating In
An Orbits
Midkoodna Ka Anbanaynin None Going
Astray
Jidadka U Kala Aloosan Of Their
Ordained Orbits
Amakaag Lehe Eeg Look Up
That Wonder!
Sahsan Oo Sahsan Eebbeh Exalted!
Exalted! Is God's Name!
Isagu Aheeye Eeg He Made It!
So See!
Isagaa Ah Eebbeh God Is He
Who Is
Isagaa Ka Dhigay Eebbeh He Is God
Who Made
Qorraxda Ka Dhigay Ilays Made The Sun To
Remain Rays
Dayaxa-na Ka Dhigay Iftiin And Made
The Moon To Be Light
Si Ududkeenu U Kaso So That Our
Youth May Learn
Tirsigooda Shimillo Ah The
Counting Of The Years
Ama Tubaab Shax Uu Yahay Or The
Chart Of Mathematics
Hawraar Nabiy Baa Ah Prophetic
Statement Says
Adkaysigu Waa Ilays Endurance
Is A Ray
Tukashaduna Waa Iftiin Prayer Is A
Light
Loogsiga Oo Tusmaan Ah While
Charity Stands As A Proof
Ereyga Wanaagsan-na Ogow Know Also
The Good Say
Isaga-na Loogsi Baa Ah That Is Also
As Like The Charity
Sahsan Oo Sahsan Eebbeh Exalted!
Exalted! Is God's Name!
Hawraar Milgan Baa Ah There Is A Exalted
Statement
Dhahaal Eebbeh Dhahay A Saying
God Said
"Ahdoonkaygiiyow! Adigu " O'
My Servant ! O'You!
Si Ayaad Rabtaa Koley You Have
Got A Want
Anigu-na Si Baan Rabaa And I Have
Got A Want
Ma-na Ahaatee Ogow But You Have
To Know
Mooyee Sida Aan Rabo! All
Wants Together Never Exceed My Want
Haddii Aad Oofiso If You
Fulfil The Want
Sida Aan Rabo Anigu The Way I
Want
Sida Aad Rabto Adigu The Way You
Want
Ayaan Kaa Caawiyaa! Will Be
Well Supported By Me!
Haddii Aad Oofin Weydo But If You
Don't Do
Sida Aan Rabo Anigu The Way I
Want
Sida Aad Rabto Adigu The Way You
Want
Ayaan Kugu Daaliyaa Will Last With
You An Exhaustion
Ma-na Ahaatee Ogow And You
Had To Know
Mooyee Sida Aan Rabo!" All
Wants Will Never Exceed The Way I Want "
Sahsan Oo Sahsan Eebbeh Exalted!
Exalted! Is God's Name!
Baryo Soo Bari Eebbeh Beg And Beg
God Only
Tukasho U Tuko Eebbeh Pray And
Pray To God Only
Hantidiisa Irmaan His
Affuelant Dominion Of Wealth
Haddii Ahdoon Soo Baryo If A
Servant Asks For Some..
Laga Siiyo Intuu Rabo So He/She
Is Given As Much As They Asked For
La-na Siiyo Ahdoon Walba And Every
Else Servant Is Given
Intuu Soo Baryee Rabo As Much As
He/She Asked For
Waxay La Ekoon Tahay It Is
Like...(Comparing To His Dominion Wealth)
Badda Aydin Aragteen An Ocean
You Had Seen
Sidii Irbad Loo Daray As If A
Needle Is Dipped
Miyay Wax Ka Idlaynaysaa? Can It
Diminish The water Of That Ocean?
Ama La'asan Karaysaa? Or Can It
Made The Ocean Vanished?
Irmaan Se Hantidiisu But
His Abundant Wealth Remains Intactly Affluent
Amin Walba Eebbeh O'God!
Every Now And Then
Sahsan Oo Sahsan Eebbeh Exalted!
Exalted! Is God's Name!
Milgan Magaciisu Eebbeh His
Attribute Is Exalted
Magaciisa Walba Eebbeh Every
Attribute Or Name Of His
Maamus Weyn Leh Eebbeh Great Glory Be To God
Tahanle Tahanle Eebbeh Greatness
And Greatness Belong To God
Na Aheeye Eebbeh God Is He
Who Makes Us
Ah Walba Aheeyaha He Is The
One Who Keeps Every Existent To The Being
La-ma Aheeye Eebbeh None Is
Ever Said Made Him
Na Wada Aheeyaha He Is Who
Makes Us All Together
Na Kala Aheeyaha And Makes
Us Each One And Apart
Iskii Ahe Eebbeh Being
Independently God
Isagaa Ahe Eebbeh God Is He
Who Is
Eex Iska Diiday Eebbeh To Himself He
Rejected The Non Justice
Ahdoon Walba Uga Digay And Warned Of
Every Servant Doing Non Justice
Anshax Na Faray Suuban Advised Us
To Behave Well
U Hiili Aboowahaa Support
Your Brother/Sister
Eexde Ama Laga Eexde Against
Doing Non Justice To Each
Hiil Kaga Celi Eexda Support To
Defy The Non Justice
Sahsan Oo Sahsan Eebbeh Exalted!
Exalted! Is God's Name
Intaa Waynu Adeegnaa All The
Time We Are In Service
U Adeeg-gudanaynaa Dedicating
Our Good Services
Weynihii Ina Uumay To The
Great God Who Created Us
Isagaa Ahe Eebbeh God Is He
Who Is
Abaalsan Danbaysiiya Who
Retains The Good Rewards For Later
Eedaha-na Dab U Darbay While
Prepared Hell Fire For The Sins
Isagaa Dhow Eebbeh God Is Ever
Near By
Isaga Ayaan Dheerayn God Is
Never Far Away
Afka Aan Ka Xuso Eebbeh When I
Mention Him Out Of My Mouth
Isagaa Sahsan Eebbeh O'God! The
Exalted By His Name
Igu Agjooga Eebbeh Tends To Be
Near By Me!As God
Iiga Dhowaa Eebbeh O'God! He
Is More Nearer To Me
Xawda Dhiiggu Arooro Than The
Blood Circulation Of My Body
Na Ebyaa Na Ebyaa Eebbeh God Is
Perfecting Us Always
Na Hayaa Na Hayaa Eebbeh God Is Keeping
Us Always
Na Hagaa Na Hagaa Eebbeh God Is
Guiding Us Always
Na Ogow Na Oge Eebbeh O'God! He
Knows Us In Every Where About
Na Maqlow Na Maqle Eebbeh O'God! He
Hears Us Always
Na Arkow Na Arke Eebbeh O'God! He
Sees Us Always
Xus-san Oo Xus-san Eebbeh O'God! He
Worths To Be Well Mentioned Always
Haddaan Shibta Xuso Eebbeh If I Un
Loudly Mention God To Myself
Ayin Baan Si U Yeeshaa O' Then I
Gain A Virtue
Xaga Eebbeh Ka Xusnaaday O' I Become
Mentioned At God's
Haddaan Afka Ka Xusana As So If I
Loudly Mention God
Gole Eebbeh Ka Xuso Or Mention
God In A Gathering
Ayin Ka Sii Badan Yeeshay O' I Gain
More Virtues
Sahsan Oo Sahsan Eebbeh Exalted!
Exalted! Is God's Name
Isagaa Gole Ka Roon He In
Better Rewarding Does
Iga Yeela Mid Ka Xusan Mention Me
In A Better Gathering
Aqalkiisa Milgan Eebbeh God !His
Sacred House
Mid Ka Mida Aqallodiisa One Of His
Sacred Houses
Haddaan Socod Ku Aado If I Go
There Walking
Adimadayda Ku Gaadho Reaching
There With My Legs
Marti Eebbaan U Ahay I Be As
Guest Of Honour For God
Sidaan U Soo Gaadhay As I
Reached There
Si Ka Roon Buu Eebbeh God In
Better Reward
Birmad I Soo Aadaa Comes To Me
Rescuing
Anigoo U Ildaran Kol In A
Critical Moment That I Am In Need
Sahsan Oo Sahsan Eebbeh Exalted!
Exalted! Is God's Name
Ayin Baan Si U Yeeshay O' I Gain A
Virtue
Ayin Ka Sii Badan Yeeshay Oh! I Gain
More Virtues
Haddaan Baryo Eebbeh If I Beg
God
Ama U Tukado Eebbeh Or I Pray
To God
Eed Baa Iga Tirmaysa Blaspheme
Will Be Erased From Me
Aanaa Iga Hadhaysa Fault Will
Be Discarded Of Me
Godob Baa Iga Awdmaysa Sin Will Be
Sealed Of Me
Ayimada Dahaysani The Hidden
Virtues
Markay Soo Ifbaxaan When They
Appear Blossomed
Waxsan Aheeyeh! Eebbeh God Who
Makes The Best
Waxsan Ahee! Eebbeh God Made
The Best!
Isagaa Ka Sahsan Xumaan He Is
Higher And More Exalted Than Wrongs
Ka Sareeyay Mala-awaal He Ranks
Above Imaginations
Wax-na-La-Ma Mid Ahaadaan None That
Is Said To Be A Thing Is Like Him
Tusmooyinkiisa Ifyimid His Signs
That Are Apparent In The Universe
Isagaa Ka Muuqde Ah He Tends
Appearing On And Above Them
Murtidooda Inaga Maqan Their
Hidden And Yet Unknown Wisdoms
Isagaa Ku Dahsooneh Ah He Is
Veiled By That
Isagaa Ah Isaga He Is He
Though
Isagaa Mid Ah Eebbeh He Is The
Only God
Isagaan La-la Mid Ahayn And None
Comes Like Him
Isagaa Ah Eebbeh He Is God
Though
Keligii Ah Eebbeh Being The
Only God
Tanaad Weeyeh Eebbeh He Is The
Ever Rich
Tanaadshe Weeye Eebbeh He Is The
Ever Enricher
Hanuunshe Weeye Eebbeh He Is The Supreme
Guider
Weyne Weeye Eebbeh He Is The
Great God
Sahsan Oo Sahsan Eebbeh Exalted!
Exalted! Is God's Name
Nololhayeh Waa Eebbeh God Is The
Life Keeper
Nooleeyeh Weeye Eebbeh God Is The
Life Giver
Nabad Weeye Eebbeh God Is So
Peaceful
Galladda-na Isagaa Leh And The Praise
Belongs To Him
Sahsan Oo Sahsan Eebbeh Exalted!
Exalted! Is God's Name
Jaaha Quruxda Leh Ee Weyn That
Magnificent Beauty
Ay Wada Higsanayaan Which Is
Aspiration For
Ahdoonnoda Ku Kala Nool All The
Servants Living
Koraysyada Iyo Dhulka-ba In The Up Heavens
And In The Earth
Quruxdiisaas Aadka Ah That Very
Excellent Beauty Of His
Midna Isuma Ahayn Karo No One Gained By His/Her Own
Wax Inaga Sii Eebbeh God Gave Us
All Some Sort Of Beauty
Ku-na Sii Saree Eebbeh And God
Still Ranks High By That Amazing Beauty
Jaaha Aan La Gudhsan Karin That
Excellent Beauty The Un Vanishing Of His
Sahsan Oo Sahsan Eebbeh Exalted!
Exalted! Is God's Name!
Iftiinshe Weeye Eebbeh God Is The
Light Giver
Iftiin Ku Galaalacay Who Exhilarated
With Lights
Cirka Iyo Dhulka Arkoon Up The Sky
And The Apparent Earth
Sahsan
Oo Sahsan Eebbeh Exalted! Exalted! Is God's Name!
Haalkiisa Sare Eebbeh His Throne
The High
Ee Ku Dalaalimaysan That Is
Stretched To
Aluunkaba Dhamaantiis The Whole
Universe
Koraysyada Korkeen Ah Up The
Heavens Above Us
Taniyo Dhulka Arkoon And Till
The Apparent Earth
Taliskiisa Tahan Ee Ah That Great
Throne Of His
Ayaynu Hoos Ahaanaa We All Be
Under That
Isagaa Leh Awood Tahan He Possess
Great Power
Itaal Aan Looga Sarayn A Might
With No One Higher
Ogashiisu Waa Nabad His Consent
Is Peace
Ogashiisa Run Baa Ah His Consent
Is Truth
Sado Lagu Amaan Yahay In Which We
Are Securely Stable
Abaalkiisu Waa Tahan His Rewards
Are Abundant
Dararan La-la Amakaago Everlasting
Bliss
Gobka Gabaabka Ahaaday The
Up-Heavens Last Spot The Lotus Tree
Jano Dugsoon Baa Ah There Is A
Cosy Paradise
Jacalkiisii Ahaa Kow His Love
That Has Been The First
Ayaa Kama Danbaystana Ah Comes Also
In The Last
Kama Danbaystana ah Jacal! Comes As
Love In The Last!