Thursday, 7 July 2016

MINKULAAL MINKULAAL



Minkulaal Minkulaal
Minkulaal Mininkeed
Mininkeed Madhaafto
Miciyaheeday Miciyo
Miciyo Libaax Mooday!
Miriqyarey Aragtay! 
Miyaaw!= Magacaa!
Maxaa Kaa Galay?
Miriqyaraad Tahay!
Adba Miyaawley Aa Tahay!

No comments: